“Codkii Shalay Xaaraanta ahaa, siduu Xalaasha ugu noqonayo ayaan weydiinayaa Guddoomiye Cabdiraxmaan” – Wasiirka Isgaadhsiinta JSL

Gabiley (SLpost)- Wasiirka Isgaadhsiinta Somaliland Cabdiweli Sheekh Suufi oo ka Qayb-galay Xil-wareejinta Badhasaabka cusub iyo guddoomiyihii hore ee gobolka Gabiley oo maanta ka dhacday caasimadda gobolkaas, ayaa Si Kulul Ugu Jaawabay Gudoomiyaha Xisbiga Waddani.

“Guddoomiye Cirro 2017-kii wuxuu yidhi Dad dhintay baa codeeyey Gabiley. Xisbiga Waddani markay Qabsadeen Dhowr kun oo Codka dadka reer Gabiley ah, waa tii la kansal gareeyey, dee codkii shalay Xaaraanta ahaa maanta siduu xalaasha ugu noqonayo, guddoomiye Cabdiraxmaan baan weydiinayaa” ayuu yidhi Wasiirka Isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyadda Somaliland Cabdiweli Suufi.

Muuqaalka Hoose ka daawo Hadalka Wasiirka Isgaadhsiinta JSL

Advertisement

Follow us On