Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Hanjabaad Adag Diray

Hargeysa (SLpost)- Taliska Ciidanka Qaranka ee Somaliland, ayaa ka hadlay dagaal xalay ka dhacay magaalada Laascanaood kaddib markii kooxaha huwanta ah ee ku sugan gudaha magaaladu ay weerar ku soo qaadeen fadhiisimada ciidanka qaranka.

Afhayeenka Ciidanka Qaranka ee Somaliland Cabdraxmaan Cabdilaahi oo maanta warbaahinta la hadlay, waxa uu hanjabaad adag u diray maamul-goboleedka Puntland oo uu ku eedeeyey inuu ciidamo u soo diray magaalada Laascanood si ay uga garab-dagaalamayaan kooxaha maleeshiyaadka ah ee ku sugan magaalada.

Faahfaahinta Warkan kaga  bogo muuqaalka Hoose

Advertisement

Follow us On