“Ceerigaabo Dadkii Deggenaa Ayaa U Tashaday, Waxaanu Kaaga Digaynaa…” – Somaliland Oo Hanjabaad u Dirtay Maamul-goboleedka Punrtland

Xukuumadda Somaliland ayaa Jawaab Culus ka Bixisay Hadal Ka soo yeedhay madaxweyne ku-xigeenka Maamul-goboleedka Puntland Axmed Karaash oo shalay ka hadlay xaaladda magaalada Ceerigaabo.