Buuhoodle: Wasiirka Caafimaadka iyo wefti uu hoggaaminayo oo si ballaadhan loo soo dhaweeyey

warkaBuuhoodle (SLpost)- Wasiirka wasaaradda Caafimaadka JSL Dr Saleebaan Ciise Axmed Xaglo Toosiye ayaa maanta si balaadhan loogu soo dhoweeyey Magaalada Buuhoodle, halkaas oo uu ka daahfuray mashaariic cusub oo adeegyada Bulshada ah, gaar ahaan caafimaadka.

HOOS KA DAAWO WARKAN OO FAAHFAAHSAN