“Borama haddii aroos laysku Dilo waxa lanoogu hanjabaa mashaaricdaa laydinka jarayaa” – Maxamed Aadan Suldaan

 

Borama (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga Waddani ee gobolka Awdal, Maxamed Aadan Suldaan oo warbaahinta ugu warramay magaalada Boorama, ayaa xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi ku eedeeyey inay culays dheeraad ah ku hayso magaalada Boorama.

Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI oo dhawaan u warramay qaybo warbaahinta ka mid ah, waxa uu sheegay in Xukuumaddu ay xasiloonida iyo ammaanka magaalada Boorama ku xidho fulinta mashruuca biyaha ee magaalada oo uu ku tilmaamay inuu yahay mashruuca kaliya ee muuqda ka gobolkaas ka socda.

Advertisement

Hadalka Guddoomiyaha ka daawo Muuqaalka Hoose

 

Follow us On