Badhasaabka Sool oo kormeer ku sameeyey Xaaladda Xabsiga Dhexe ee Laascaanood

LAASCAANOOD (SLpost)- Guddoomiyaha Gobolka Sool Md Maxamed Faarax Aadan oo ay wehelinayeen bahda Garsoorka ee gobolka, ayaa maanta kormeeray xaaladda Xabsiga dhexe ee Magaalada Laascaanood oo la dhisay Sanadkii 1954-tii.

Guddoomiyaha iyo xubanaha kormeerka ku wehelinayay, ayaa u kuur-galay xaaladda Maxaabiista ku jirta Xabsiga Dhexe ee magaalada, waxaanay halkaan war-bixinno kaga dhegaysteen hoggaanka sare ee Xabsiga Dhexe.

Halkan ka Daawo