Badhasaabka Badhan oo ka warbixiyey Askari toogasho u geystay Masuul dowladeed

badhasaabka badhdanHargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Gobolka Badhan Cabdixakiim Cabdiwahaab, ayaa faahfaahin ka bixiyey dhacdo askari ka tirsan ciidanka Booliska ee gobolkaasi ku toogtay masuul ka tirsan hay’adaha dawladda ee gobolkaas.

Guddoomiyaha oo khadka telefonka ugu warramay telefishanka Bulsho TV, waxa uu sharraxaad ka bixiyey dhaawac uu askari booliska ka tirsani u geystay masuulkaas oo xaaladdiisa caafimaad fiican tahay.

HOOS KA DAAWO WARAYSIGA BADHASAABKA