Axmed Muumin Seed Oo Loo Doortay Guddoomiyaha Garabka Toosinta Xisbiga WADDANI

Hargeysa (SL.Post) Guddoomiye ku xigeenka kowaad ee xisbiga WADDANI Axmed Muumin Seed oo maanta kulan ay wada jir magaalada Hargeysa ugu yeesheen xubnihii ka biyo diiday qaabkii uu u qabsoomay shirkii Golaha dhexe ee xisbiga WADDANI waxay isku raaceen in Axmed Muumin Seed ay u doortaan Guddoomiyaha garabka Toosinta xisbiga WADDANI.maxresdefault

 

Halkan ka daawo.

Somalilandpost.net