Aqoonyahan Soo bandhigay Fursado Kililka 5aad kaga Faa’idaysan karo Dagaalka DFI iyo Tigray-ga (DAAWO)

 

Hargeysa (SLpost)- Aqoonyahan Ismaaciil Cali oo inta badan ka faalooda siyaasadda Mandaqadda, ayaa  Soo bandhigay waxa uu ku tilmaamay fursado muhiim ah oo Soomaalida ku dhaqan Kililka 5aad ee Ethiopia kaga Faa’idaysan karaan Dagaalka Dowladda Federaalka Ethiopia iyo Ismaamulka Tigray-ga.

Muuqaalka Hoose ka daawo Hadalka Aqoonyahan Ismaaciil.