“Annaga Ayey Masuuliyadi Naga Saaran tahay Umadda Somaliland” ~ Madax-dhaqameedka Hargeysa

Hargeysa (SLpost)- Kulan ay isugu yimaadeen salaadiinta, cuqaasha, waxgaradka iyo Guddida Guud ee beesha Koonfurta Hargeysa iyo Degmada Salaxley, ayaa maanta ka qabsoomay Hotel Ambassador ee magalada Hargeysa..

Kulanka oo Ujeeddadiisa lagu sheegay Wada-tashi ay beeshu ka yeelatay xaaladda guud ee dalka iyo Horumarka Deegaanka Ballaadhan ee Beeshu degto ayaa laga soo saaray go’aamo khuseeya xaaladda siyaasadeed iyo ammaan ee dalka.

Muuqaalka Hoose madax-dhaqameedka oo warbaahinta la hadlay

Advertisement

 

 

Follow us On