“Anigu ma ihi Rasuul Illaahay u soo dejiyey Samaroon…waligay kumaan odhan Somaliland waxba ha ku darsanina” – Axmed Ismaaciil Samatar

“Anigu beel kaliya kama soo jeedo, anigu nin Samaroon ahna waan ahayd, Isaaqna waan ahay, hooyaday ma dafiri karo, Horta aniga ha I fogeynin, meel aanan oggolayn inaan joogo anigu ha I geynin adigu, kaaman yeelayo taas.

Helsinki (SLpost)- Prof Axmed Ismaacil Samatar oo ka mid ah Aqoonyannada Somaliland u dhashay, ayaa hadal uu ka jeediyey kulan soo-dhawayn ah jaaliyaddu ugu samaysay magaalada Helsinki ee dalka Finland, waxa uu kaga hadlay arrimo la xidhiidha farqiga u dhexeeya  hankiisii hore ee Somaliweyn iyo fekerkiisa siyaasadeed ee wakhtigan Aaminsan yahay.

HALKAN KA DAAWO

Somalilandpost.net
Helsinki, Finland