Afhayeenka Xukuumada Somaliland Cukuse Oo ka Hadlay Hiigsiga Somaliya Ee Lagu Soo Daray Somaliland

Hargeysa(SLpost)-Wasiirka warfaafinta Cukuse ayaa jawaab adag ka bixiyay go’aamada shirka Muqdisho ee la sheegay inay la wadaagayso doorashada dalka Somaliya ka dhici doonta, waxaanu ka waramay taariikhda labada dal ay kala weecdeen.
https://youtu.be/zb2SVfLv6OM