Abwaan Halbeeg Oo Goojacadde Ka Soo Dhex Tiriyey Gabay uu Ciidanka Qaranka Ku Ammaanay

Laascaanood (SLpost)- Abwaan Maxamed Xasan Diiriye (Halbeeg) Oo ka tirsan Kooxda Fanaaniinta Gaashaan ee Ciidanka Qaranka, ayaa tiriyey Gabay uu ku hoga-tusaaleeyey Waxtarka Ciidanka Qaranku u leeyahay Difaaca Dalka iyo Daryeelka Dadka Shacabka ah.

Abwaan Halbeeg ayaa ku sugan Fadhiisinka Ciidanka Qaranka Somaliland ee Goojacadde oo ku yaalla duleedka Bari ee magaalada Laascaanood.