Madaharaad Ka Dhacay Magaalada Burco iyo Waxa Sababay.

Hargeysa(Slpost)-Mudaharaad ka dhashay amaro ay soo saareen maamulka gobalka Togdheer oo ku waajahan gaadiidka Tikaha ayaa ka dhacay magaalada Burco.

12743503_585201444962065_1562412041620204011_n 12743759_585201424962067_7148711884347353580_n

Mudahraadkan oo aan gaysan khasaare badan ayaa kala gooyay wadooyinka magaaladaas qaar ka mid ah. Ciidanka Amaanka Gobalka Togdheer ayaa iyagu markiiba gaadhay goobta uu ka socday mudaradkani oo ahayd Afaafka Hore Bridge Deero Oo ah Xaruunta ay ka Rakabsadaan Tigaha u Baxa Xaafadda City.

Gaadiidka Tigaha ee mudaharaadka sababay ayaa laga raray istaankii ay isticmaali jireen.