Advertisement
Hargeysa (SL.Post) Waxa magaalada Hargeysa si balaadhan looga xusay xuska maalintii shuhadada Ururkii SNM oo sannad kasta ku beegan 17 October, waxaana ka soo qayb-galay Mujaahidiin ka mid ah Ururkii SNM iyo Wasiirka maaliyada Marwo Samsam Cabdi Aadan.
Halkan ka daawo warkan oo faah-faahsan.
Advertisement
Somalilandpost.net
Advertisement