(SL.Post) Wasiirka duulista iyo hawadda Somaliland Farxaan Aadan Haybe, ayaa sheegay in aanay jirin meel ay dawladda Somaliya kula wareegtay maamulka hawadda, waxaanu tilmaamay in hay’adda Qaramada Midoobay ee ICAO ay weli hayso masuuliyada maamulida hawada.
Wasiirka duulista oo maanta hor-tagay guddida joogtada ee Golaha Wakiillada waxa sidoo kale ka hadlay go’aankii ay Xukuumadda ku mamnuucday in Baasaboorka Somaliya ee lagu sameeyo guddaha Somaliland aan lagag safri karin dalka.
Halkan ka daawo warkan oo faah-faahsan
Somalilandpost.net