Xukuumadda Somaliland Oo Ka Jawaabtay War-murtiyeedkii Xisbiga WADDANI Ku Qaadacay Go’aankii Madaxweyne Siilaanyo

Hargeysa  (SL.Post) Wasiir ku xigeenka Wasaarda warfaafinta Somaliland Marwo Shukri Xariir Ismaaciil, ayaa ka jawaabtay War-murtiyeedkii xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI ku qaadacay kala qaadista labada doorasho ee Madaxtooyada iyo Golaha Wakiillada.

 

img_d99d74-560f22-288edc-225a4e-100329-a90b78

 

 

 

Halkan ka daawo.

 

 

Somalilandpost.net