Waxa aan ugu horayn halkan ka salaamaya saxaafada madaxa banan meel kasta oo ay jooto iyo dhamaan shacabka rere soomaliland hadii aan ku soo dhwaado fikirkayga,
Waxa beryahan danbe ay xukuumada jamhuuriyada somaaliland e uu hormuudka u yahay madaweyne axmed siilanyo ay caadatsatay in ay muwwadinintii ,wadanka u dhalatay ay xadhig la miciinsato iyada oo aynu oganahay in ay iyadu dadaka iyo dalkaba u horseeday oo ay fasaxday in shiraraka Somalia iyo dhex fa dhiisigooda oo ay sharci garaysay ayaa hadana ay shacabkii ganacsanayay lagu xuidhxidhaya iyada oo aynu ognahay in aanu ganacasigu xududu lahayn oo meel kasta laga ganacsan karo maah in ay xukuumadu ku tacadido mu waadininta,
- Waxa wax laga naxo ah xukunkii ay maxakamada Gobolku ku riday ganacsade Boqor raabi yuusuf c/laahi waxa aan aad u can baaraynayaa xukunka sharci darada ah ee dulmiga ku dhisan iyo tacadiga in si dhakhso ah xoriyadiisa loogusoo celiyo muwaadinita reer Somaliland,waxa aan leeyahay maqifka shacabka rere soomaliland waa mid waana biyo kama dhibcaan qadiyada somaaliland, waxa kele oon aynu wada ogayn in xukuumadu silamid ah jeelka loogu taxaabay, yada oon waxa loo cuskaday jirin boqor cismaan buur madaw oo mudo ilaa afar bilood ku dhaw, hadaba xukuumada waxa aan u soo jeedinaya in ay ka dayso gacsatada iyo boqorada cabodhinta ay ku hayso shacabka waxa aan leeyahay dulmiga is ka jira waayo sedex iyo labaatanka sano ay somaaliland jirtay waxa uu shacabku ku naaloonayay xoriyatul qawl iyo dimuquraadiyad cabudhin iyo xahdig aan geedna loogasoo wareegin shacabku way ka daaleen waana waxay ka dagaalameen
Xukuumada waxa aan leeyahay idinkaa sharcigii jebiyay waxa kabedelku sameeyay shacabka rere Somaliland 22 sano ayuu xoriyada ku naaloonayay xamara muu aqoon ee yaan arinku idinka noqon bakhtiga ma cunee laakiin fuudkiisa ayaan cabaa
Khaddar jirde axmed
Email: ximaawi.410@gmail.com
Email: khadarjirde@hotmail.com