Xukuumadda oo Ruqsadda kala noqotay Telefishanka KALSAN iyo Sababta keentay

Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa shaacisay inay Ruqsaddii warbaahineed ee uu dalka kaga hawl-geli jiray kala noqotay Telefishanka KALSAN oo ka mid ah telefishannada madaxa-bannaan ee dalka ka hawl-gala.

Wasiirka wasaaradda Warfaafinta Somaliland Cismaan Caddaani oo maanta warbaahinta kula hadlay xafiiska, ayaa faahfaahin ka bixiyey sababta ku kalliftay goaanka ruqsad kala noqoshada iyo dambiga lagu haysto telefishanka.

HADDA HOOS KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN OO FAAHFAAHSAN