Xukuumadda Oo Ka Hadashay Salaadiinta Xidhan iyo Haamaha Shidaalka Ee Lagu Eedeeyay

Xukuumadda Oo Ka Hadashay Salaadiinta Xidhan iyo Haamaha Shidaalka Ee Lagu EedeeyayHargeysa (SLpost)- Xukuumadda Madaxweyne Axmed-Siilaanyo, ayaa ka hadashay Madax-dhaqameed ay dhowaan xidh-xidhay oo xabsiyada ugu jira iyo dhaliilo loogu jeediyey Mashruuc tuhunno badan dhaliyey oo xukuumaddu shirkado gaar loo leeyey ku mulkisiisay maamulka Haamaha Keydka Shidaalka ee magaalada Berbera.