Xubno ka tirsan Masuuliyiinta Sare-sare ee Xisbiga WADDANI oo Is-casilay iyo Sababaha ku kallifay

Gabiley (SLpost)- Xubno ka tirsan Masuuliyiinta Sare-sare ee Xisbiga WADDANI u qaabilsan gobolka Gabiley, ayaa maanta shaaciyey inay iska casileen xilalkii iyo xubinimadii xisbigaas.

Xubnahan oo maanta warbaahinta la hadlay, waxa ay faahfaahin ka bixiyeen sababaha ku dhaliyey go’aanka ay sida wada-jirka ah isaga casileen Xisbiga WADDANI iyo halka ay taageeradooda ku biirinayaan.

HOOS KA DAAWO WARKAN OO DHAMMEYSTIRAN