Xisbiga WADDANI oo Eedaymo Culus u jeediyey Xukuumadda iyo Xisbigeeda Kulmiye

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha ku-meel-gaadhka ah ee Xisbiga Waddani Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde, ayaa dhaliilo adag u jeediyey xukuumadda madaxweyne Muuse Biixi iyo Xisbiga Kulmiye.

 

Cabdiqaadir Qaadir Jirde oo maanta shir-jaraa’id ku qabtay Hargeysa, waxa uu sheegay in madaxweyne Muuse Biixi ka been-sheegay warbixin uu siiyey safiirka dowladda Ingiriiska u qaabilsan Soomaalida oo madaxweynuhu dhowaan kulan la qaatay.

 

Faahfaahinta warkan kaga bogo muuqaalkan

https://www.youtube.com/watch?v=YPihzCXlja8