Xisbiga WADDANI Oo Cadeeyay Mawqifkooda Deegaanada Lixda Goobood Ee Lagu Mursan Yahay

Hargeysa  (SL.Post) Xoghayaha guud ee xisbiga WADDANI mudne Maxamed Cabdilaahi Uurcade ayaa mar kale ka dhawajiay mawqifka ay ka taagan yihiin lix goobood oo ku yaala waqooyiga magaalada hargeysa oo ay xukuumadda Somaliland sheegtay inay ka bilaabmayso diiwaangalinta codbixiyayaashu.

 

IMG_059FFC-A99C0A-1CA4B0-AEF3C0-B77594-15322C

 

Sidoo kalena waxa jawaab ka bixiyay hadal hore uga soo yeedhay Wasiir ku xigeenka  Wasaarada arrimaha guddaha ee  gobolada iyo degmooyinka Somaliland Jaamac Cabdilaahi Biin.

 

 

Halkan ka daawo.

 

Somalilandpost.Hargeysa