Xisbiga UCID oo ka soo horjeestay Go’aan WADDANI ku dalbaday in la kala diro Guddiga Doorashooyinka

Hargeysa (SLpost)- Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, ayaa ka soo horjeestay isla markaana ganafka ku dhuftay go’aan Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI ku shaaciyey inuu kalsoonida kala noqday Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo uu ku baaqay in kala diro isla markaana aanay ku kalsoonayn doorasho dambe oo ay dalka ka qabtaan.

Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa sheegay inaanay xisbi ahaan la qabin dhiggooda WADDANI in la kala diro Guddiga Doorashooyinka oo uu sheegay inay ku kalsoon yihin iyaga iyo Xisbiga muxaaradka ah ee KULMIYE.

HOOS KA DAAWO HADALKA GUDDOOMIYE FAYSAL

https://www.youtube.com/watch?v=2yONvA0DSJI