Xisbiga KULMIYE Oo Soo Dhaweeyay Go’aanka Maxkamadda Sare

Hargeysa  (SL.Post) Guddoomiye ku xigeenka labaad ee xisbiga tallada haya ee KULMIYE Axmed Cabdi Dheere, ayaa sheegay inay xisbi ahaan soo dhaweynayaan go’aanka ay Maxkamadda sare ee Somaliland ku kala qaaday labada doorasho ee Madaxtooyada iyo Golaha Wakiillada.

6

Halkan ka daawo.

Somalilandpost.net