(SL.Post) Xildhibaan Ibraahim Jaaamac Cali (Rayte) oo ka mid ahaa masuuliyiinta xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI, ayaa sheegay inuu gebi ahaanba iska casilay xubinimadii uu kaga mid ahaa xisbiga WDDANI.
Halkan ka daawo faah-faahint warkan.
Somalilandpost.net