Xildhibaan Qabile Oo Eedo U Jeediyey Guddida Doorashooyinka

(SL.Post) Xildhibaan Maxamed Faarax Qabiile oo ka mid ah mudanayaasha Golaha Wakiilada Somaliland ayaa u gudida doorashooyinka Somaliland ku dhaliilay in iyada oo aan la gaadhin wakhtigii olalaha uu xisbiga KULMIYE bilaabo olole xidhiidh ah xilli ay abaaro xun ay dalka ka jiraan.

hqdefault

“Xisbiga KULMIYE olale ayuu meel kasta la taagan yahay , walina wuu wadaa , waxaanan halkan canaan uga soo jeedinayaa Kominshanka doorashoyinka Somaliland , waayo wakhti buu lahaan jiray olaluhu ” ayuu yidhi xildhibaanku

 

Halkan ka daawo.

Somalilandpost.net