Wershad Halis ku ah ammaanka Madaarka Egal International Airport iyo Warbixin Cajiib ah oo laga diyaariyey

Halkan Hoose ka Daawo Warbixin laga diyaariyey Wershad ku taalla duleedka Garoonka Diyaaradaha Hargeysa oo masaafo aan ka yarayn 100 Mitir U jirta taas oo laga dayriyey halista ammaan ee ay ku hayso habsami-u-socodka iyo nabad-gelyada garoonka diyaaradaha ee Egal International Airport oo halbowle u ah isu-socodka dibadda iyo gudaha iyo Somaliland.

MUUQAALKAN HOOSE KAGA BOGO WARBIXINTAN IYO HALISTA AMMAAN EE WERSHADDAASI XAMBAARSAN TAHAY

https://youtu.be/JVxn6B2RdA4