Weftigii Uu Wasiir Xirsi Hogaaminayay Oo Kormeer Ku Sameeyay Madaarka Laascaanood

Laascaanood, (SLpost)- Wefti ka socda xukuumada Somaliland oo ku sugan magaalo madaxda gobolka Sool oo uu hogaaminayo wasiirka madaxtooyada Somaliland  ayaa kormeer shaqo ku tagey dhismaha garoonka diyaaradaha ee magaalada Laascaanooda oo ay ka socoto hawsha dib u dhiska madaarkaas.