Weftigii Madaxweynuhu Hogaaminayey Iyo Kulamadii Ay La Yeesheen Masuuliyiinta Imaaraadka

Dubai, (SLpost)- Madaxweynaha Qaranka Somaliland  Mudane Axmed Maxamed Silaanyo iyo weftigii uu hogaaminaayey ee ku sugnaa imaaraadka Carabta ayaa kulan balaadhan la yeeshay dhaxal sugaha Imaaradka Carabta Mohammed bin Zayed bin Sultan Al Nahyan oo uu wehelinayo Ku xigeenka Ra’isal Wasaaraha dalka ahna Wasiirka a Wasaaradda Madaxtooyada Mansour bin Zayed bin Sultan bin Zayed bin Khalifa Al Nahyan.

https://youtu.be/9apoanzFx8c