“Waxaan qabaa qofka codka bixinayaa inuu iska hubsado marka uu codaynayo si madaxda uu doonayaa u hagaagto” – MUUSE BIIXI CABDI

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga talada dalka Hoggaamiyaha ee Kulmiye Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa si faahfaahsan u sharraxay caqadaha ku xeeran nidaamka axsaabta badan ee ka jira Somaliland, isaga oo ka marag-kacay Qabyaaladdu inay tahay mid saamayn taban ku yeelatay hab-dhaqanka iyo wada-noolaanshiyaha bulshooyinka kala duwan ee Somaliland.

muuserGuddoomiye Muuse Biixi waxa uu arrintan iyo Arrimo kaleba kaga hadlay munaasibad ay soo-qaban-qaabisay Akadeemiga Nabadda iyo Horumarinta oo lagu soo bandhigay natiijada daraasad in muddo ah ka socotay gobollada dalka.

HALKAN KA DAAWO HADALKA GUDDOOMIYAHA

SOMALILANDPOST.NET