Wasiiru-dawlaha Waxbarashada Oo Kormeeray Hanaanka Uu Imtixaanka Shahaadiga Ahi Uga Socdo Magaalada Laascaanood

Laascaanood, (SLpost)- Wasiiru-dawlaha wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee Somaliland Axmed Nuur Faahiye ayaa kormeer ku sameeyay hanaanka uu imtixaanka shahaadiga ahi uga socda magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.

HALKAN KA DAAWO KORMEERKA WASIIRU-DAWLAHA IYO HADALLADII LAGA YIDHI:-