Wasiirradii UDUB oo Xukuumadda u soo jeediyey hadallo isugu jira Hanjabaad, Dhalleecayn, isdifaac, XodXodasho, Faan, Talooyin (DHEGAYSO)

Hargeysa, (SLpost) – Qaar ka mid ah wasiirradii hore ee Xukuumaddii Rayaale isla markaana hormood ka ah hoggaanka Xisbiga UDUB ayaa ka jawaabay hadallo iyo eedayn uu madaxweynuhu dhawaan u jeediyey isla markaana dhalleecayn u jeediyey doorka xukuumadda ee hoggaanka Dalka.

Xubnahan Wasiirrada ah oo maanta Shir-jaraa’id ku qabtay magaalada Hargeysa, Waxa ugu horreyn goobtaas ka hadlay Badhasaabkii hore ee Gobolka Hargeysa Maxamed Cabdi Daa’uud si adag u weeraray Xukuumadda Siilaanyo.

Waxa kale oo goobta ka hadlay isla markaana shirka jaraa’id masuulkaas hore ku wehelinayey wasiirkii hore hawlaha Guud Siciid Sulub Maxamed iyo Wasiirkii hore ee Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Maxamuud Siciid Maxamed

Halkan ka dhagayso Hadalladii ay shirka Jaraa’id ka yidhaahdo Masuuliyiinta UDUB

1. Maxamed Cabdi Daa’uud

[audio:https://somalilandpost.net/wp-content/uploads/2011/10/Cabdi-Daauud.mp3|titles=Cabdi Daa’uud]

2. Siciid Sulub Maxamed

[audio:https://somalilandpost.net/wp-content/uploads/2011/10/siciid-Sulub.mp3|titles=siciid Sulub]

3. Maxamuud Siciid Maxamed

[audio:https://somalilandpost.net/wp-content/uploads/2011/10/Maxamuud-Siciid.mp3|titles=Maxamuud Siciid]

 

Somalilandpost.net

contact@somalilandpost.net