Madaxwayne muuse doorashadiisii kadib waxuu magacaabay wasiiro kuwasoo ku yimdi xulis madaxwayne, basle madaxwayne muuse wasiiradiisa qaar kamid ah ma ahan kuwa u hogaansan qaab shaqaynta madaxwaynaha waxaana la faliyaa in xilka laga qaado sanadka ugu horeeya,
Wasiiradaasi waxaa hadal haya oo cadeeyay bulshada jamhuuriyada Somaliland oo leh wasiirada qaar lagama yaabo inay xilka sii hayaan iyagoo lagu eedaynayo inaysan ahayn kuwa laga baaran dagay magacaabistooda,
Wasiirada laga yaabo in xilka laga qaado waxaa kamid ah.
Wasiirka biyaha
Wasiirka arimaha dibada
Wasiirka shaqada iyo arimaha bulshada
Wasiirka maal gashiga
Wasiirka gaashaan dhiga
Waxaa kaloo jira wasiro la isku badalayo iyo kuwa lakala saarayo, kuwasoo lagu qanicaniyo beelaha qaar.
Ka madaxwayne mustaqbal ahaan waxaan madaxwayne muuse ugu baaqayaa inuu ka baaran dego wasiirada uu magacaabi doono kuna saleeyo saami qaybsiga Somaliland ku caana maashay.