Wasiirka Waxbarashada Oo Ka Warbixiyay Hanaanka Uu Dalka Uga Bilaabmay Imtixaanka Shahaadiga Ah Ee Dugsiyada Sare Iyo Dhexe

Wasiirka Waxbarashada Oo Ka Warbixiyay Hanaanka Uu Dalka Uga Bilaabmay Imtixaanka Shahaadiga Ah Ee Dugsiyada Sare Iyo Dhexe

Hargeysa, (SLpost)- Wasiirka wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee Somaliland Pro. Faarax Cilmi Geedoole ayaa ka warbixiyay hanaanka uu u bilaabmay imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiyada sare iyo dhexe ee dalka.

Wasiir Geedoole ayaa sheegay in guud ahaan dalka uu si nabadgelyo ah uga bilaabmay imtixaanku, waxaanu mahad-naq ujeediyay macalimiinta, hawl-wadeennada kale iyo ciidanka ammaanka.

HALKAN KAGA BOGO:-

https://youtu.be/icfqwceWeeE