Wasiirka Waxbarashada Oo Dhagax-dhigay Dugsi Boodhin Ah Oo Laga Hirgelinayo Laascaanood

Laascaanood, (SLpost)- Madax kala duwan oo ka tirsan dawladda Somaliland ayaa ka qayb galay munaasabad lagu daah furayey mashruuca dhismaha Dugsiga Boodhinka ee Hablaha iyo Wiilasha ee Magaalada Laascaanood ee gobolka Sool.

HALKAN KA DAAWO:-