Wasiirka Warfaafinta oo ka hadlay Qodobbo ka soo baxay Is-afgarad laga Gaadhay Mashruuca Biyo-gelinta Hargeysa

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka wasaaradda Warfaafinta, Wacyi-gelinta iyo Dhaqanka Somaliland Md Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse), ayaa ka hadlay qodobbo ka soo baxay is-afgarad laga qaadhey muran iyo tuhunno hadheeyey mashruuca biyo-gelinta qaybo ka mid ah caasimadda Hargeysa oo ay kulamo ka yeesheen wasiirro xukuumadda ka tirsan iyo madax-dhaqameedka Hargeysa qaarkood.

DAAWO