Wasiir Warancadde oo Khudbad Ammaanka Ku Saabsan Ka Jeediyay Munnaasibadda Xuska Aasaaska Booliska

 

Hargeysa(SLpost)- Wasiirka Wasaaradda arrimaha gudaha Mudane Cali Maxamed Warancadde ayaa khudbad dhinacyada amniga taabanaya ka jeediyay xuska aasaaska ciidamada Booliska oo maanta lagu qabtay xarunta taliska ciidamada ee Hargeysa.

 

Halkan Ka Daalaco Khudbadda Wasiirka oo Muuqaal ah: