Wasiirka War Faafinta Somaliland Oo Ka Hadalay Sida Ay Uga Qaybqadanayan Xuska 18 may iyo Cabasho ay Sameeyeen Shaqaale Idaacadda Ka Hawl Gala

Advertisement

Hargeysa(SLPOST) Wasiirka wasardda warfaafinta dhaqanka iyo wacyigalinta mr C/laahi Maxamed Daahir (cukuse), Oo xarunta warfafinta kula hadlay warbahinta waxa uu ka hadlay doorka ay wasardiisu ka qadanayso xuska qaran ee markii somaliland xoriydeeda la sonoqotay,

cukuse22isgoo baaqna udiray dadka reer somaliland gudo iyodebedba   inay u diyaar garobaan  qaban qabadda xuska munasi bada 18  my, oo ah markii somaliland xoriyaddeda kalaso noqotay wixiila isku odhan jiray Somaliya 1991 shirwanihii Burco,

Waxana wasiirku isagoo baqasi diraya uu yidhi,”wxa ay inagu soo adan xuskii 18  may iyo taarikhtii ay ka dhalatay ee fog ilaa mustacmaraddii ingiriiska ee ilaa manata joogta oo ka gadhay ilaa manta oo ay u bahantahay in ay dunida ictiraaf ka hesho,

waxan la inoga baahanyahay dhamanteen saxafadda ta dawliga ah iyo mid madax mananba,inay saxafadu sobandhigto ayaynu manta isugu nimi sida ay usoo bandhigayanna waa in ay ku tartamaan tv yadu siada ay xogaha uso kala uruursanayan,”Wasiirka wasardda war faafinta dhaqanka iyo wacayigalinta Somaliland Mr c/laahi Maxamed Daahir (CUKUSE),

Waxa kale oo u kahadlay cabasho aysameeyen shaqale katirsan idaacadda (Redio Hargesa), “inbadan oo kamidda shaqalaha waanu usamaynay waxa ay ka cabamnayaan  inkalo badana waanu u wadnaa oo waxay ku jirtaa hanankii,Wasarad d ia khilafsan iyo cid muransanina majiraan halkani waa wasaradd isku duuban”,

malintii shalay ayay ahayd markii shaqale kamidda wasardda war faafinta ay sheegen in ay ka cabanayan cadalad daro lagula kacay iyo balanqayo uu wasiirku kaga baxay,Arintaasi oo uu waxaba kama jiraan ku tilamaamay wasiirku,

Somalilandpost.net

Hargeysa/Somaliland

Advertisement