Wasiirka Qorsheynta Muxuu Ka Yidhi Rabshadii Ka Dhacday Jaamacadda Hargeysa?

Hargeysa, (SLpost)- Wasiirka wasaaradda qorsheynta qaranka Somaliland Dr. Sacad Cali Shire, ahna guddoomiyaha guddida jaamacadda Hargeysa ayaa ka hadlay rabshad shalay ka dhacday xarunta jaamacadda, taasoo lagu waxyeeleeyay qaar ka mid ah guddida jaamacadda.

HALKAN KAGA BOGO HADALKA WASIIRKA:-

https://youtu.be/-FhEamQulzQ