Wasiirka Maaliyadda oo ka hadlay Cashuuro lagu soo rogay Saxaafadda Madaxa-bannaan

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka wasaarada horumarinta Maaliyada Somaliland Dr. Sacad Cali Shire ayaa maanta kulan la qaatay Gudida Dhaqaalaha ee Golaha Wakiilada Somaliland.

Kulanka kaddib, Wasiir Sacad Cali Shire oo warbaahinta la hadlay, ayaa wax laga weydiiyey  canshuuro lagu soo rogay Warbaahinta madax-bannaan ee ka hawl gasha Somaliland.

MUUQAALKAN HOOSE KA DAAWO WARKAN OO FAAHFAAHSAN

https://www.youtube.com/watch?v=O3oNadC7Pw0