Wasiirka Ganacsiga oo Sharraxay Muhiimadda Xafiiska Maal-gashiga ee wasaaraddiisa loo sameeyey u leeyahay Qaranka

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Ganacsiga iyo Maalgashiga Somaliland Md. Maxamed Cabdilaahi Cumar, ayaa ka waramay ahmiyadda ay dalka u leedahay Xafiiska cusub ee Maal-gashiga ee lagu soo kordhiyay wasaaradda Ganacsiga, waxaanu tilmaamay in waaxdani ay qaabaynayso kasbashada maal-gashiga shisheeyaha.

dr maxamed cabdilahiWasiirku wuxuu sidaasi ku sheegay khudbad uu ka jeediyay xafladii lagu furay waaxdaasi, waxaanu tafaasiil ka bixiyay waajibaadka iyo hawl-maalmeedka waaxdan cusub.

DHEGAYSO HADALKA WASIIRKA