Wasiirka Diinta oo furay Shirweynaha Afraad ee Guddiga Wanaagfarista Somaliland

Hargeysa (SLpost)- Shirweynaha afraad ee Guddida wanaag-farista iyo xumaan-reebista ee Somaliland, ayaa maanta ka furmay magaalada Hargeysa, waxaana ka qaybgalay xubno kamida Golaha Wasiirrada, masuuliyiin ka socda laamaha kale ee Dawladda iyo culimo-awdiin.

Wasiirka Diinta iyo Awqaafta oo shirka furay ayaa ka jeediyey khudbad la xidhiidha ahmiyadda ay guddidu u leedahay faafinta wanaaga iyo ka hortagga waxyaabaha nusqaanta ku ah diinta iyo Dhaqanka suuban ee Islaamka.

Warkan oo faahfaahsan ka daawo Muuqaalka Hoose