Hargeysa (SLPOST):- Wasiirka wasaarada dhaqanka iyo dalxiiska muddane Khadar Xaaji Yuusuf ayaa
waxaa uu ka hadley ku dhawaad 100 magaalo oo qadaami ah oo laga helay Somaliland .
Sidoo kale Muddane Khadar Xaaji Yuusuf ayaa waxaa uu mid sharci daro ah isla markaana aan wasaaradiisa matelin ku sheegay akadamiy dhawaan Hargeysa laga dhawaaqay oo sheegtay in ay ka shaqeyn doonto horumarinta cilmiga afka Somaliga
HALKAN HOOSE KA DAAWO WARKA OO DHAMAYSTIRAN
https://www.youtube.com/watch?v=bNvJAGR9Ofc