Wasiir-xigeenka Warshadaha oo ka Waramay Baaskoolad Lagu Qabtay Isagoo Xafiiskiisa Jooga

Hargeysa(SLpost) – Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warshadaha Somaliland Md Cali Maxamed Axmed, ayaa ka sheekeeyay dhacdo dhexmartay isaga iyo nin xildhibaan ah oo la yidhaa Cali Duulduul. Wuxuu sheegay in ninkaasi baaskoolad ku qabtay kadib markii muran dhexmaray.

 

Wasiir xigeenku wuxuu sheegay inaanay jirin wax ka soo gaadhay baaskoolada isagoo xafiiskiisa fadhiya lagu qabtay. Waxa uu sheegay inuu ninkaasi cafiyay, maadaama aanay jirin wax dhib ah oo ka soo gaadhay arrintaasi.

 

https://youtu.be/6F1dK12Jwz8