Wasiir Cukuse oo bulshada u soo bandhigay Cidda Sii amba-qaadi karta geeddi-socodka taariikheed ee dhismaha Qaranimada Somaliland


Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha Somaliland Cabdilaahi Maxamed Daahir Cukuse oo maanta mawjado taageerayaasha Xisbiga Kulmiye kula hadlayay Fagaaraha Beerta Xoriyadda ee Hargeysa, ayaa bulshada u soo bandhigay Cidda Sii amba-qaadi karta geeddi-socodka taariikheed ee dhismaha Qaranimada Somaliland, isagoo sheegay in Murashax Muuse Biixi Cabdi uu yahay hoggaamiyaha laga dhex xulan karo murashaxiinta tartamaysa ee isagu dhammaystiri kara geeddi-socodka dhismaha dawladnimo ee ay soo wadeen Madaxweynayaashii hore ee dalka soo maray iyo madaxweynaha talada dalka ka sii dagaya xilligan.

HOOS KA DAAWO HADALKA WASIIR Cukuse