Wasaarada Arrimaha Guddaha Oo Go’aamo Ka Soo Saartay Caleemo-saarka Madaxdhaqameedka

Hargeysa (SL.Post)  Wasiirka arrimaha guddaha Somaliland, ayaa wareegto ka soo saaray caleemo saarka madaxdhaqameedka cusub, waxaanu War-murtiyeed uu soo saaray kaga digay in cid aan la soo socdisiin Wasaarada arrimaha guddaha laga qaadi dooni talaabo sharciga waafaqasan.

 

 

 

Halkan ka dheeho Wareegtada Wasiirku soo saaray:-

14206216_1657011704627392_8528189572851062505_o

 

Somalilandpost.Hargeysa