Wasaarada Arrimaha Dibada Oo Ka Hadashay  Safar Wasiir Sacad Ku Joogo Masar

Hargeysa  (SL.Post) Wasiir ku xigeenka Wasaarada arrimaha dibada Somaliland Axmed Aadan Ismaaciil (Kayse), ayaa ka hadlay ujeedada safar wefti uu hogaaminayo Wasiirka arrimaha dibada Dr. Sacad Cali Shirre ay ku joogaan dalka Masar.

 

 

IMG_55ADD4-0135AA-99AB68-73D7C0-8EFE8B-5823DD

 

Wasiir ku xigeenka arrimaha dibada Axmed Kayse waxa kale oo uu sheegay in weftiga uu hoggaaminayo Wasiirka arrimaha dibada Somalilanf Dr. Sacad Cali Shire ay martiqaad ka haleen dalka Masar.

 

 

 

Halkan ka daawo.

 

 

Somalilandpots.Hargeysa