Advertisement
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Marwo Samsam Cabdi Aadan, ayaa ka hadahay warar lagu baahiyey warbaahinta qaarkeed oo lagu sheegay inay xilkiii qaranka ay u haysatay isaga casishay asbaabaha khilaafka hadheedhay xisbiga Kulmiye iyo xukuumaddiisa.
Marwo Samsam Cabdi Aadan oo khadka telefonka kula hadashay mid ka mid ah warbaahintii warkaas faafisay oo la xidhiidhay, ayaa sheegay inay fejeciso ku noqotay isla markaana aanay garanayn meel laga keenay warka ku saabsan is-casilaadda la sheegay.
DHEGAYSO
Advertisement
SOMALILANDPOST.NET
Advertisement