Wariye Coldoon Oo Wali Xidhan iyo Sawirgacmeed Laga Sameeyay

Burco(SLpost)-Ciidamada booliska ayaa xabsiga u taxaabay waliye Cabdimaalik Coldoon oo lagu haysto sida la sheegay waraysi uu ka qaaday nin maxbuus ah, inkasta oo laga yaabo in uu siyaasadaysan yahay xadhiga loo gaystay warlyahan oo filimaan gaagaaban oo lagu dacaayadaynaayo Itoobiya Samayn jiray.

xabsiga coldoon